





This is an appeal to support the victims of the terrorist attacks in the capital of Somaliland, Hargeisa. Please donate generously towards the peace loving and tolerant people of Somaliland.
Baaqani waa mid loogu raadinayo taageero dadkii ku dhaawacmay weerarkii axmaqnimada ahaa ee ay kuwa dugaagoobay kusoo qaadeen Somaliland. Fadlan si deeqsinimo leh uga jawaab baaqan oo u caawii dadka nabada jecel ee reer Somaliland.
Ururada baaqan ku midoobay waxay kala yihiin: Somaliland Forum, Somaliland Society Europe (SSE), West London Somaliland Community, Somaliland Overseas UK, TAF, SIRAG, Nomad International, SSUK, Somalilandlaw.com, Somaliland Aid Group, Somaliland writers’ Association, Walsh Somaliland Community, British Somaliland United Group, Somaliland Riksforbund.
Hadaad rabtid faafaahin dheeraad ah, fadlan kala xidhiidh dadka kala ah:
Axmed Ibrahim Kadleye: 07958028138
Ayaan Maxamuud Cashuur: 07903712949
Faysal Aw-Cabdi Cambalaash: 07931892659
Iid Xasan Aw Muuse: 0208 848 1180 / 07957758340
Maxamed Omar Maigag: 07951016681
Axmed Mirre (Birmingham): 07984140957
Abdikarim Aden (Cardiff): 07974120862
Kayzar Cabdullahi (Bristol): 07769970314